DAAWO SOMALIA POLICE ,COPS BOOLISKA

  • Length: 1:33
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 331' favoriteCount='1
  • Author: Sareeyeguuto

Tags: ARMY  BOOLIS  CIDAANKA  DOWLADA  OneTrueMedia  PUNTLAND  SOMALI 

ABOUT THE SOMALI POLICE

NEW SOMALI POLICE, BOOLISKA, MILITARY

  • Length: 1:25
  • Rating Average: 3.00 from 1 people
  • View Count: 546
  • Author: Sareeyeguuto

Tags: BOOLISKA  CIDAANKA  OneTrueMedia  PUNTLAND  SOMALI  SOMALIA  SOOMALIYEED 

ABOUT THE SOMALI POLICE

Wararkii ugu dambeeyay taliyaha Boliska PL

  • Length: 1:55
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 269
  • Author: GaroweOnline

Tags: Bods  Ethiopia  Kenya  Muqdisho  Puntland  Somalia 

Taliyaha Booliska oo koox dabley ah ku dhaawaceen magaalada Bosaso ayaa wadanka dibadiisa loo qaadey, dhageyso Mahad oo warar dheeri ah ka haya.RG

Qarax ka dhacey saldhiga Booliska Garowe 8 Sept,2008

  • Length: 3:56
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 1223
  • Author: GaroweOnline

Tags: Ethiopia  Mogadishu  Puntland  Somalia 

Waxaa maanta[8 Sept, 2008] saacadu markii ay aheyd 11:30 subaxnimo ka dhacey xafiis ka tirsan [Obika] Saldhiga Booliska Garowe qarax aan sidaas u balaareyn balse dhaawac gaarsiiyey Taliyaha ciidanka Axmed Jaamac Cabdiraxmaan oo loo yaqaano Cagdheer.RG

Taliyaha Booliska PL oo xilka laga qadey May 27,2008

  • Length: 6:43
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 118
  • Author: GaroweOnline

Tags: Galdogob  Galkacayo  Mudug  Puntland  Somalia  Somaliland 

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cade Muuse ayaa maanta [27/05/2008] Arbaco, waxa uu xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Puntland C/Casiis Siciid Gacmay (Baduugaaye) arinkaasi oo lagu tilmamey kadib markii uu gudan wayay waajibaadkiis shaqo isalmarkaana amaanka wax ka qaban waayey.Cade Muuse ayaa...

Duqa magaalada Galkacayo oo ka hadley qarax May 9,2008

  • Length: 2:13
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 46
  • Author: GaroweOnline

Tags: Galdogob  Galkacayo  Mudug  Puntland  Somalia  Somaliland 

RG oo wax ka waydiiyey qaraxaas duqa magaalada Galkacayo ayaa shegeey in ay ku daba jiraankooxihii ka dambeeyay.Duqa magalada ayaa sheegey in habeenkii May 8,2008 waxyaalaha qarxa la dhigey darbiga saldhigaBooliska Galkacayo isaga oo ku tilmaamey in ay aheyd baarud yar ah.

Page: 1 of 1